DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya lagu wareejiyay 20 kun oo Maaskaro ah

Hay’adda USAID ayaa dowladda Soomaaliyeed ku wareejisay 20.000 oo qalabka afka iyo sanka lagu xidho {Face mask}.
Mashruuca Gee loo qorshaan qayb ka ah ayaa Masuuliyiin ka tirsan waxay sheegeen inay maaskarada gudaha dalka lagu sameeyo ay baahi badan daboolayso dhanka kalena dhalinyarada shaqo abuur u noqonayso.

Masuul ka socday Xafiiska Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa isna dhankiisa wuxuu Faahfaahin ka bixiyay muhiimada ay leedahaya Maaskarada wadaniga ah ee gudaha dalka Soomaaliya lagu sameeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here