DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya oo faahfaahisay go’aankeeda Maxkamada Cadaalada aduunka.

Ra’isulwasaare ku Xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulled Qadar ayaa Faahfaahin ka bixiyay go’aanka Maxkamada Calaadada aduunka ICJ ay markale dib u dhigtay Xiligii loo balansanaa dhagaysiga Dacwada bada ee u dhexaysa Soomaaliya iyo Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here