Dowlada Soomaaliya oo laga codsaday inay furto wadooyinka Muqdisho.

Senator Muuse Suudi Yalaxow oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa sheegay in dadka ku nool Magaalada Muqdisho ay dhibaatooyin ksls kulmayaan wadooyinka Xiran ayadoo dhanka kalena ay dowladu canshuur ka qaado.
Madaxda Dowladda Soomaaliya ayuu igu baaqay inay la yimaadaan qorsho la xiriira dhinaca Amniga loogana baahan yahay inay dadka reer Muqdisho ay wadooyinka u furan maadaama uu sheegay sidii hadalkiisa u dhigay in jidadka Xiran ay caqabad dhaqaale ka dhalatay.
Sidoo kale wasirka wasaarada maaliyada ayuu u soo jeediyay maadaama uu dhaqaalaha gacanta ku hayo in cidii shaqadeeda ka soo bixi wayda uu kula Xisaabtamo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here