Dowladda oo billowday baaritaano guud oo ka dhan ah Coronavirus

Dowladda dhexe ayaa billowday baaritaano lagu sameynayo Kenyaanka si loola dagaalamo caabuqa Coronavirus.
Sido kale waxaa la buufinaya suuqyada iyo goobaha ganacsiga ee caasimadda dalka.
Meelaha shalay la buufiyay waxaa ka mid ah suuqyada Gikomba iyo Muthurwa.
Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Mr. Mutahi Kagwe ayaa labada toddobaad ee soo socdo ku tilmaamay kuwo aad muhiim u ah oo dadaalka jiro la sii laba jibaari doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here