Dowladda oo xakameynaysa duulimaadyada wadamada uu Corona saameeyay

Passengers arriving from a China Southern Airlines flight from Changsha in China are screened for the new type of coronavirus, whose symptoms are similar to the cold or flu and many other illnesses, upon their arrival at the Jomo Kenyatta international airport in Nairobi, Kenya Wednesday, Jan. 29, 2020. Some countries began evacuating their citizens Wednesday from Wuhan, the Chinese city hardest-hit by an outbreak of the new virus that is thought to have killed over one hundred people and infected more than 6,000. (AP Photo/Patrick Ngugi)

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay inay qaadayso tallaabooyin dhowr ah oo ku aaddan xakameynta safarrada lagu tago iyo duulimaadyada ka imaanaya wadamada uu saameeyay caabuqa Coronavirus.
Waxaa muddo 14 cisho ah la karantiili doonaa dadka ka yimaada wadamada Talyaaniga, Iiraan iyo Kuuriyada Koonfureed.
Guddiga loo xilsaaray cudurka COVID-19 ee uu sababo firuusiga Coronavirus ayaa laga soo xigtay in Kenya ay adeegsan doonto tallaabooyin ay soo jeedisay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO.
Waxaa guddiga hoggaaminaya wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dhawaan la dhaariyay Mutahi Kagwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here