Dowladda Ruushka oo sheegtay inay weerar fashilisay

Dowladda Ruushka ayaa sheegtay inay ka hor tagtay weerar la doonayay in laga fuliyo caasimadda wadankaas ee Moscow.
Weerarkaas ayaa lagu sheegay mid ay maleeshiyo qorsheynaysay ka hor inta aynan fashilin waaxda adeegga amniga ee (FSB).
Waaxdan ayaa sido kale xustay inay dishay eedeysane lala xiriirinayo qorsheynta weerarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here