Dubat Cali Cameey oo soo dhaweeyay qaar ka mid ah isbeddelada loo ololeynayo

Guddoomiyaha guddiga suuq gaynta xoolaha nool ee dalka sido kalena ka mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa , Dubat Cali Cameey ayaa soo dhaweeyay qaar ka mid ah qodobada uu soo jeediyay hoggaamiyaha xisbiga Thirdway Alliance Dr. Ekuru Aukot oo ku aaddan in dadka kenyanka ah afti laga qaada si dastuurka dalka u degsan isbeddel loogu sameeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here