DHAGEYSO:Dufcadii 26xaad oo ka kaqalinyabiyay Macxadka Al Furqaaan ee maagalada Garissa

Macxadka Al Furqaaan ee lagu barta luuqadaha ee maagalada Garissa ayaa maanta waxa ka qalinjabiyay dufcadii 26xaad oo ka bogay luuqada carabiga.

Qaar kamid ah ardaydii maanta ka qalin jabiyay Al furqaan aaa dareenkooda oga waramay idaacada STAR FM.

Maamulaha machadka Al Furqaan laanta Garisa ayaa faafaahin koban ka bixiyay machadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here