Dugsi sare oo ku yaala Kakamega oo uu dab qabsaday

Hanti qiimaheeda aan la garan ayaa ku gubatay Dugsiga Sare ee Musingu Boys ee ismamaulka Kakamega ka dib markii uu dab ka kacay saaka.
Dabkan ayaa ka dhashay cilad koronto sida uu sheegay Maamulaha skuulka ee Benson Lukuyi.
Maamulaha skuulka ayaa sido kale sheegay inay nabad yihiin 354 arday ah oo u fadhida imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka afaraad.
Waxaa aad u gubtay hoyga jiifka ee ardayda fasalkam koowaad ama Fm1-ka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here