DHAGEYSO:Dugsiga hoose dhexe ee Kaasha ee Balambala oo laga dhisayo qeeybta jiifka

Mudanaha laga soo doortay deegaanka Balambala ee ismaamulka Garissa ayaa sheegay inuu qeybta ay ardayda seexdaan ka dhisi doono dugsiga hoose dhexe ee tuulada Kaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here