Dugsiyada Filibiin oo la furayo bisha 10-aad ee sannadkan

Dowladda dalka Filibiin ayaa dib u sii dhigtay xilliga la furayo goobaha waxbarashada ee wadankaas.
Madaxweynaha dalkaas Rodrigo Duterte ayaa amray in dugsiyada la furo 5-ta bisha Tobnaad ee sannadkan.
Waxaa uu qorshuhu ahaa in 24-ka bishan la furo dugsiyada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here