Dugsiyada Talyaaniga oo dib loo furay

Wararka naga soo gaaraya dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in dib loo furay qaar ka mid ah dugsiyada wadankaas oo xirnaa 6 bilood.
Waxaa bixinta casharrada fool ka foolka ah ay dib ugu billaabatay dugsiyada 13 ka mid ah 20-ka gobol ee Talyaaniga.
In ka badan 5.6 milyan oo arday ayaa fasallada dib ugu laabtay.
7-da gobol ee kale ayaa dugsiyada ku yaalla furi doono hal isbuuc kaddib.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here