Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shirka Tubta gobolka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ee caasimadda soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Injineer Yarisow oo maanta guddoomiyay shirka tubta Gobolka Banaadir ayaa warbaahinta u sheegay in diiradda la saaray u diyaar garowga xuska Maalmaha Xoriyadda Iyo Sidii Loo Maamuusi Lahaa.
Xilli uu warbaahinta la hadlay ayuu faahfaahin ka bixiyay qodobadii la isla meel dhigay isagoo dhanka kale digniin u diray cid waliba oo iskudayaysa inay caqabad ku noqoto horumarinta magaala madaxda soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here