Duulimaadyada gudaha ee India oo dib u billaabanaya

Shirkadda diyaaradaha India ee Jet

Waxaa maanta oo isniin ah la filayaa inay dib u billowdaan safarrada gudaha ee dalka India.
Tani ayaa ku soo aadaysa hal maalin un kaddib markii wadankaas laga diiwaangeliyay kiisas cusub oo la xiriira caabuqa coronavirus oo gaaraya 6,767 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here