Duuliyaal ku dhintay diyaarad ku burburtay iiraan

Wakaaladda wararka ee ILNA ayaa ku warramaysa in diyaarad milatari oo ku burburtay dalka iiraan ay ku dhinteen laba duuliyayaal.
Dhacdadan aya laga soo tabiyay dhinaca waqooyiga galbeed.
Diyaaradda oo laga leeyahay iiraan ayaa nooceeda lagu sheegay midda dagaalka ee MiG .
Hasa ahaate ma jiraan faahfaahino dheeraad ah oo shilka ku saabsan balse wixii ku soo kordho wararka dambe ayaad ku maqli doontaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here