Duuliye diyaaradeed oo loo xiray lacago been abuur ah

Subow Maxamed Axmed, oo ah duuliye Kenyan ah oo la shaqeeynayay shirkad duulimaad oo maxalli ah, ayaa lagu qabtay lacag been abuur ah ama faalis sida oo bogooda internetka ku soo qoreen waaxda dambi baarista ee dalka DCI-dasida laga soo xigtay DCI-da shaqsigan ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah Jomo Kenyaatta ee Nairobi.
Subow Mohamed Axmed ayaa lala xariirinayaa heshiiska Hubka ah ee uu ku eedeysnaa wasiirkii hore ee ciyaaraha dalka Rashid Echesa kaas oo maxkmadda lala soo taagay eedeysnayaal kale.
Mr Axmed ayaa gacanta lagu dhigay ka dib amar ka soo baxay DCI-da isagoona baaritaano lagu hayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here