EACC oo baaraysa eedeymo laga soo tabiyay guddiga keydinta dhiigga ee dalka

Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa sheegay inuu baaritaano ku hayo eedeymo loo soo jeediyay guddiga qaran ee adeegga dhiigga ee (NBTS).
Eedeymahan ayaa ah kuwo la xiriira musuqmaasuq.
Waxay tani ku soo aadaysa iyadoo laanta dambi baarista ee dalka ay dhanka kale eegayso in meel ka baxsan Kenya laga iibsaday dhiig ay dad ku deeqeen.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here