Erdogan oo safar aan la shaacin ku tagay Tunisia

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada dalka Turkiga ayaa lagu sheegay in madaxweynaha wadankaasi Recep Tayyip Erdogan uu Tunisia ku tagay safar aan horay loo sii shaacin.
Waxaa uu kulan la yeelanaya dhigiisa wadankaas Kais Saied.
Ilaa iyo hadda ma cadda arrimaha ay si gaar ah uga wada hadlayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here