Ergey ay eedeymo u jeediyeen saddex haween

Ergeyga dowladda Maraykanka u qaabilsan Midowga Yurub ,Gordon Sondland ayay fadeexo hor leh soo foodsaartay kaddib markii saddex haween ay ay sheegeen inuu kula kacay xadgudub jinsiyadeed.
Mas’uulkan ayaa ka mid ah dadka ku marqaati kacaya madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo xilka qaadis wajahaya.
Hasa ahaate waxaa uu iska fogeeyay eedeymaha ka dhanka ah isagoo xusay inay yihiin kuwo looga gol leeyahay in sumcaddiisa lagu dhaawaco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here