EU oo ka digtay howlgallada Turkiga ee Suuriya

Midowga Yurub ayaa maanta oo isniin ah digniin ka soo saaray howlgallada milatari ee dowladda Turkiga ay doonayso inay ka fuliso waqooyiga dalka Suuriya.
Qorshahan ayaa lagu bartilmaameedsanaya dagaalyahanada Kurdiyiinta.
Haweeney u hadashay midowga EU-da ayaa sheegtay inay tixgelinayaan go’aanka Turiga balse ay aaminsanyihiin in tallaabo milatari aynan xal ahayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here