Faah faahin haweenay lagu toogtay magaalada baardheere

61

Ciidanka ammaanka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo oo toogtay Haweeney doonaysay inay isku qarxiso Saldhigga Booliska degmada, waxaana laga furay qarax ay xambaarsaneed.
Taliyaha ciidamada saldhiga baardheere ayaa faah faahin ka siiyay warbaahinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here