Faahfaahin dheeraad oo ka soo baxaysa weeraro ka dhacay Kashmiir

Ugu yaraan saddex qof oo shacab ah oo ay laba carruur yihiin ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay gobolka Kashmiir oo ay israsaaseyn ka dhacday .
Waxay dhanka kale dhaawacyo soo gaareen 8 qof oo dheeraad ah.
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Pakistan ayaa sheegtay in ciidamada dowladda India ay dhibaatooyinkaasi gaysteen.
Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Pakistan Maxamad Faisal, ayaa sheegay in danjiraha dalkaasi u fadhiya India Gaurav Ahluwalia loo yeeray si arrinkan wax looga weydiiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here