Faahfaahin ku saabsan howlgal amni oo xalay laga sameeyay Dhuusamareeb

Taliyaha ciidamada booliiska ahna taliyaha xasilinta ee booliiska caasimadda Galmudug Cabdulaahi xasan macallin ayaa ka warbixiyey howlgal ciidamada ay ka wadeen xaruunta Galmudug ee dhusamareeb .
Cabdulaahi ayaa sheegay in ciidamadu ay qabteen dad shacab ah iyo kuwo askar ah oo aan ku socon waddo sax ah sida uu hadalka u dhigay
Wareysi ay la yeelatay idaacadda starfm ayaa marka hore aan wax ka weydiinay howlgalkii xalay iyo waxa uga qabsoomay ciidamada

Deegaanada Galmudug ee gacan ku hayntooda ay la wareegeen ciidamada dowladda federaalka soomaaliya ayaa laga dareemayaa dhaq dhaqaaq ciidan oo amniga deegaanada lagu sugayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here