Faahfaahin ku saabsan shil ka dhacay Mandera

Dowladda ismaamulka Mandera ayaa ka hadashay shil uu maanta galay baska Moyale Liner xilli uu marayay degmada Hareeri.
Baska ayaa ka soo ambabaxay Mandera waxaa uuna ku soo wajahnaa Nairobi in kastoo uu soo mari lahaa dhanka Moyale.
Cabdinuur Macalim xuseen , xoghayaha guud ee ismaamulka mandera oo faahfaahin ka bixiyay dadaalada ay sameyeen dhacdadaasi kaddib ayaa dhanka kale soo jeediyay in turxaan bixin lagu sameeyo darawaliinta si loo xaqiijiyo inaynan isticmaalin daawooyin saameyn karo ama inaynan helin hurdo ku filan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here