Facebook oo tirtiray 7 milyan oo qoraallo ah

Shirkadda Facebook oo ka mid ah baraha ay bulshada ku wada xiriirto ayaa sheegtay inay meesha ka saartay qoraallo dhan 7 milyan .
Warbixinadan ayaa lagu sheegay in lagu faafiyay macluumaad been abuur oo ku saabsan fayraska corona.
Waxyaabaha la soo dhigay Facebook-ga ee hadda la bixiyay waxaa ka mid ahaa kuwo buunbuuninaya tallaabooyin ka hor tag u ah cudurka oo aan waxbo ka jirin iyo daawooyin laga been sheegay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here