Faransiiska oo laga soo tabiyay kiisas hor leh oo ku aaddan Coronavirus

Dowladda Faransiiska ayaa shaaca ka qaadday in maanta la diiwaangeliyay laba kiis oo cusub oo ku saabsan caabuqa Coronavirus ee ka soo billowday Shiinaha kaasoo ku fiday dalal dhowr ah oo kale.
Waxaa ilaa iyo hadda gudaha wadankaas ugu dhintay hal qof mid kalena waa laga helay caabuqa.
Tirada kiisaska guud ee Firuusiga Corona ee ilaa iyo hadda lagu arkay Faransiiska ayaa dhan 17.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here