Farmaajo oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu waddaa in ay maanta gaaraan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeyb gali doonnaa Shirka Madaxda dowlada dhexe iyo dowlad goboleedyadda oo lagu casuumay.
Wajiga labaad ee shirka Dhuusamareeb ee looga arrinsanayo xal u helista doorashada ayaa inta badan waxaa ka qeyb gali doonna Madaxda dowladda dhexe , kuwa iyo dowlad goboleedyada.
Diyaargarowga soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ayaa hadda ka socoto Magaalada Dhuusamareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here