Filibiin oo aan laga soo tabin dhimasho hor leh

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Filibiin ayaa xaqiijisay xaalado cusub oo coronavirus oo dhan 1,395 balse lama diiwaangelin dhimasho hor leh oo ka dhalatay cudurka COVID19.
Waa maalinkii ugu horeeysay muddo afar bilood ah oo aan wax dhimasho ah dalkaas laga xaqiijin.
Tirada dhimashada ee Filibiin ayaa hadda ah 1,314 halka xaaladaha ay marayaan 51,754.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here