Filibiin oo kordhisay xayiraadda ka dhanka ah corona

Madaxweynaha dalka Filibiin Rodrigo Duterte ayaa ku dhawaaqay in la kordhiyay xayiraadda la xiriirta karantiilka ee caasimadda Manila.
Waxaa la xaddiday dhaqdhaqaaqa dadka waaweyn iyo carruurta iyo sido kale goobaha ganacsi sida maqaayadaha iyo meelaha jir dhiska.
Amarkan ayaa shaqeynaya ilaa bartamaha bisha siddeedad ee sannadkan.
Mr.Duterte ayaa ballanqaaday in shacabka iyo saraakiisha ammaanka ay helayaan tallaal lacag la’aan oo looga hor tagaya cudurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here