Filibiin oo laga diiwaangeliyay 2,200 oo kiisas dheeraad ah

Waxaa dalka Filibiin laga diiwaangeliyay xaalado dheeraad oo ah kuwa caabuqa corona oo gaaraya 2,200.
Sido kale dhimasho hor leh oo ah 28 ayaa halkaas laga soo tabiyay.
Wasaaradda caafimaadka ee Filibiin ayaa sheegtay in kiisaska guud ee COVID19 ay hadda yihiin 74,390 halka dhimashadu ay marayso 1,871

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here