Filibiin oo laga diiwaangeliyay in ka badan 4000 oo ah xaaladaha cusub ee coronavirus

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Filibiin ayaa sheegtay inay xaqiijisay kiisas cusub ee ah kuwa cudurka COVID19 oo garaaya 4,002.
Sido kale waxaa halkaas laga diiwaangeliyay 23 dhimasho dheeraad ah.
Tirada guud ee kiisaska corona ee Filibiin ayaa hadda ah 147,526 halka dhimashada ay marayso 2,426.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here