Filibiin oo laga xaqiijiyay xaalado cusub oo corona oo ah 4,339

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Filibiin ayaa maanta sheegtay inay diiwaangelisay kiisas cusub oo ah kuwa cudurka COVID19 oo gaaraya 4,339 .
Waxaa 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay gudaha wadankaas cudurka ugu dhintay 88 oo dheeraad ah.
Tirada guud ee xaaladaha corona ee Filibiin ayaa hadda ah 178,022 halka dhimashadu ay marayso 2,883.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here