Filibiin oo sii xoojisay isticmaalka maaskarada

Dowladda dalka Filibiin ayaa soo saartay amarro dheeraad oo ku saabsan isticmaalka afxirka ama maaskarada.
Waxaa khasab laga dhigay in maaskarada lagu dhex xirto dukaamada waaweyn ee laga adeegto iyo xarumaha dowladda.
Filibiin ayaa ilaa iyo hadda laga xaqiijiyay xaaladaha fayraska corona oo dhan 238,727 .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here