France oo wadahal nabadeed ku baaqay si loo istaajiyo dagaalka Armenia iyo Azerbejia.

Wasiirka arrimaha dibedda ee Faransiiska ayaa sheegay in wadahadallo nabadeed lagu qaban doono magaalada Geneva maalinta Khamiista ah iyo Moscow maalinta .
Wadahadalkan ayaa looga goleeyahay sidii xabadjoojin looga dhaqangalin lahaa wadamada dagaalmaya
Dhinaca kale Griiga ayaa safiirkeeda Azerbajian u yeertay si loogala tashado xaalada cakiran ee ka jirta Armenia iyo Azerbejan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here