Fransiiska oo mar kale mamnuucay isku soo baxyada

Raiiselwasaaraha France Jean Castex ayaa maanta sheegay in ila iyo 30ka bisha Oct la mamnuucay isku imaatinka dad ka badan 5000 kun.
Xilii uu maanta shir jaraa’id ah uu qabtay ayuu sheegay in labadii toddobaad ee la soo dhaafay ay sii kordhayaan kiisaska Corona ee wadanka France.
Tan iyo markii France laga qaaday xayiraadihii adgaa noloshana ay caadi noqotay waxaa la daremayay kor u kac feyruskaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here