Gaari uu dab ku qabsaday deeganka Likoni ee Mombasa

Saraakiisha booliska ee ismaamulka Mombasa ayaa bilaabay baaritaan kaddib markii gaari nooca raaxada ah ee loo yaqaano SUV-a Toyota Landcruiser V8- uu dab qabsaday.
Dhacdadaan ayaa laga soo tabiyay xeebta Shelly ee deegaanka Likoni fiidnimadii xalay.
Taliyaha booliska ee Likoni Jane Munywoki ayaa xaqiijiyay dhacdadan isagoona sheegay in booliska ay bilaabeen baaritaano lagu ogaanayo waxa sababay dabka.
Gaariga oo ay Laba qof saarnayeen ayaa dhawaac fudud soo gareen iyadoona dab xooggan uu qabsaday gaariga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here