Galmudug oo daahfurtay dhismaha golaha deegaanka ee degmaayinka Galmudug

Wasaaradda arrimaha gudaha Maamulka goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah magaalada Gaalkacyo uga daahfurtay dhismaha golaha deegaanka magaaladaas.
Waxaa socda qorshe lagu doonayo inay dhamaan degmooyinka Galmudug loogu dhiso gole deegaan oo sharci ah waxayna dhamaan masuuliyiintu bogaadiyeen dhismaha golaha deegaan ee degmooyinka Maamulka Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here