DHAGEYSO:Galmudug oo faahfaahisay Shirka dhawaan ka furmaya dhuusamareeb.

  • Kadib shir dhawaan madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ugu soo xirmay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug oo laga soo saaray qodobo ay ka mid ahaayeen inay kulan kale isugu yimaadaan madaxda dowlada dhexe iyo kuwa gobolada ayaa waxaa shirkaasi faahfaahiyay wasiirka warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed shire Falgle iyo masuuliyiin kale.

Dhanka kale waxaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi ay hogaaminayso gudoomiyaha gudiga madaxa banana ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya.
Gudoomiye Xaliima Yareey ayaa lagu wadaa inay Magaalada dhuusamareeb uga qaybgasho wajiga labaad ee shirka Hogaamiyeyaasha Soomaalida uga furmaya Magaaladaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here