Dhageyso:Galmudug oo ka hadashay dagaalada deegaanadeeda ku soo lalabta

Wasiirka Waraafinta ayaa sheegay inay ka Maamul ahaan ay ka go’an tahay xalinta Colaadaha iyo daminta Colaadaha isagoo xusay inay jiraan dad huriya Caloodahaas kuwaasna ay si aad ah uga digtooyin yihiin.
Meelaha uu Wasiirka warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle oo hadal qaaday ayaa waxaa ka mid ah magaalooyinka galinsoor iyo dhabad oo Colaadahoodu soo noqnoqdeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here