Ganacsatada Mandera oo ka hadlay go’aan ka soo baxay ganacsatada Beledxaawo

Gudiga ganacsatada mandera ayaa ka jawaabay go’aan ka soo baxay ganacsatada beledxaawo kaasi oo ahaa inay joojin doonaan isticmaalka lacagihii hore ee kenya cabsi ay ka qabaan darteed in xiliga loo qabtay lacagahaasi uu ku dhamaado ayagoo haysto lacagtii hore isbadalka lagu sameeyay
Ganacsatadan ayaa cabashadooda uga waramayaa wariayeehn Lafagari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here