Garoonka ciyaaraha ee Nyayo oo labo sano xiran

Waxaa haatan laba sano laga joogaa tani iyo markii ay dowladu xirtay garoonka cayaaraha ee Nyayo Stadium ee magaaladatani Nairobi iyadoona dayactir weyn lagu sameenayo.
24-kiiĀ  bishii sideedaad ee 2017-kii ayay ahayd markii ku simaha Agaasimaha Guud ee Isboortiga dalka Saima Ondimu iyo ku xigeenkiisa Raphael Muiruri ay ku wareejiyeen furaha garoonka shirkada caalamiga ee Lexus ku waas oo qandaraas ku qaadanayo dayactirka garoonkaasi
Garoonka kubadda cagta ee Nyayo stadium ayaa qaado 30 kun qof waxaana la furay sanaadkii 1983-dii iyadoona sidoo kale lagu qabto dabaal dagyada qaranka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here