Garoonka diyaaradaha ee Tripoli oo la filayo inuu dib u furmo

Waxaa la filayaa inay mar kale dib u billowdaan howlaha gagida diyaaradaha ee caasimadda wadanka Liibiya ee Tripoli kaddib markii laba bilood ka hor la xiray.
Xiritaanka garoonka ayaa yimid kaddib bartilmaameedsigii ciidamada taabacsan Khalifa Haftar.
Wasiirka wasaaradda gaadiidka ee Liibiya Milad Maatoug aya a arrinkan shaaca ka qaaday.
Waxaa uu warbaahinta u sheegay in dib loo furayo gagida caalamiga ee Mitiga balse in howlaha ay sidii caadiga ahayd ku soo noqdaan ay waqti qaadan karto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here