Garoonka Hong Kong oo dib loo furay

Garoonka Jamhuuriyada Hoing Kong oo dib loo furay maanta ka dib iska hor imaadyo dhacay xalay. Balse mamaulka garoonka ayaa waxay heleen amar maxkamadeed oo ay ooga saarayaan dibadbaxyaasha lu jira gudaha baarlamanka.

Amarkaasi maxkamadeed ayaa waxay iska hor keeni karta dibadbaxyaasha iyo laamaha amaanka.
Is qabqabsigii xalay ayaa waxa ku dhaawacmay dad badan, balse ugu dambayn dibadbaxyaasha iyo booliska ayaa ka tagay gudaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here