Giriigga oo shuruud ku xiray wada-hadallada Turkiga

Dowladda dalka Giriigga ayaa sheegtay inaysan wada-hadal la geli doonin Turkiga ilaa iyo inta markab kormeer sameynaya uu ku sugan yahay dhul biyood la isku hayo.
Waxaa arrinkan maanta oo Talaado ah shaaca ka qaaday afhayeenka dowladda Giriigga Stelios Petsas .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here