Gobolada dalka Soomaaliya oo laga maamuusayo dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH.

Magaalada Muqdisho ee Caasimada ah iyo qaar badan oo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya ayaa Waxaa Maanta ka dhacay Banaanbaxyo waa weyn oo lagu maamuusayo dhalashada Nabigeena Suuban NNKH.
Culimo awdiin kale duwan oo Munaasabadaha ka qayb galay ayaa sheegay inay Munaasabadahaan ku weynaynayaan dhalashada Baniga sidoo kalena ay uga soo hor-jeedaan aflagaadadii uu Nabiga u gaystay Hogaamiyaha dalka Faransiiska.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here