Gobolka Victoria ee Australia oo xaalado cusub laga xaqiijiyay

Waxaa xaalado cusub oo coronavirus oo dhan 374 laga diiwaangeliyay gobolka Victoria ee dalka Australia.
Sido kale waxaa halkaas laga xaqiijiyay saddex dhimasho oo dheeraad ah.
Tani ayaa ku soo aadaysa iyadoo saqda dhexe ee habeen dambe uu dhaqangalaya amar ah inay khasab tahay in maaskarada la xirto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here