Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo laga dalbaday inuu kulan yeesho

Wadamada Ruushka iyo Shiinaha ayaa golaha ammaanka ee jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ka dalbaday inuu maanta oo khamiis ah kulan yeesho.
Waxay labadan dal doonaya in xubnaha goluhu ay ka wada hadleen arrimo ay dhawaan shaaca ka qaadeen saraakiil ka tirsan dowladda Maraykanka.
Mas’uuliyiinta xukuumada Washington ayaa hoosta ka xarriiqay inuu jiro qorsho lagu sii horumarinayo heerka iyo tayada gantaalada ridadoodu dhexdexaadka tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here