Golaha shacabka baarlamaanka Federaalka Somalia oo marsiiyey hindise sharciyeedka shirkadaha ganacsiga

Golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa aqrinta labaad marsiiyey hindise sharciyeedka shirkadaha ganacsiga oo ay soo gudbisay wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha dawladda Federaalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baralamaanka Somalia Muxamed Mursal Sheikh Abdirahman oo furay kala fadhigan ayaa sheegay in golaha shacabka ay horyaalan hawla badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here