Golaha Wakiilada Ismaamulka Kirinyaga iyo Guddomiyaha oo ku heshiiyay inay wada shaqeeyaan

Guddomiyaha Ismamaulka Kirinyaga Anne Waiguru iyo xubnaha wakiilada hoose ayaa heshiiyay,waxayna sheegen inay ka shaqeynayaan danta hormarka maamul goboleedka.
Waxay heshiis ku gaareen kulan lagu qabtay Magaladatani Nairibo xalay, taasi oo soo afjareysa siyaasada kala duwanaanshaha oo saamayn ku yeelatay shaqada ismaamulkas.
Ms Waiguru 25 MCAs, oo ka soo horjeeday gaabkeeda maamulka ayaa waxa ka dhaxeeyay isafahanwaa ila sanadkii tagay waxaana adkaaday inay wada shaqeeyaan.
Isfahanwaaga siyasadeed aya waxay sababtay in shaqooyinka ismaamulka hakad galaan taasi oo ku khasabtay in shaqaalaha ismaamulka aysan musharaadkoodi helin.
Bishii June, Xubnaha wakiilada ay codka kalsoonida u qaaday guddomiyaha ka dibna xilka ka tureen abalse waxa ugu dambayn badbaadiyay aqalka saree e Senetka.
Wakiilada Ismaamulka Kairinayag ayaa sheegay in haatan wixi u dhaxeeyay dhamaaday, guddomiyahana diyaar u tahay inay la laabato dacwad ay maxkamada sare gaysay oo ay kaga hor imaaneyso wax ka badalida miisaaniyada ismaamulka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here