GORFEYN: DOORASHADA HIRSHABELLE

Madaxweyne ku-xigeenkii hore Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen  – GUUDLAAWE – ayaa ku guuleystay daarasho Arbacadii maanta ka dhacday magaalada Jowhar.  Guudlaawe,  ayaa helay 86 cod, taasoo ka dhigtay madaxweynaha 3 aad ee maamulkaasi.

Dowladda Soomaaliya ayaa ayidday oo soo dhoweysay natiijada doorashada iyo madaxda guuleysatay, oo uu ku jiray Yuusuf Axmed Hagar – DABAGEED – oo dhowr jeer soo noqday guddoomiyaha gobolka Hiiraan.

Waxa ay doorashadaasi ka dhigan tahay iyo saameynta ay ku yeelaneyso doorashada heerka federaalka ee dhowaan ka dhaceysa Soomaaliya,  ayaa waxa uu wariyahayaga Abubakar Maxamed,  weydiiyay Dr. Liibaan Xuseen Ciise, oo ah bare sare oo ka faallooda arrimaha gobolka.

Halkan ka dhageyso:

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here